(Sawirro) Xoghayaha A/dibadda Mareykanka oo Addis Ababa kula kulmay Madaxda Itoobiya

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa gaaray dalka Itoobiya halkaas oo uu kulan kula qaadanayo ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed. Labada masuul ayaa waxaa lagu wadaa inay ka wadahadlaan arrimaha nabadgelyada gobolka iyo ismari waaga u dhexeeyo Masar iyo Itoobiya kaasoo ku saabsan muranka ka dhashay dhisidda biyo xireenka weyn ee laga dhisayo Webiga … Continue reading (Sawirro) Xoghayaha A/dibadda Mareykanka oo Addis Ababa kula kulmay Madaxda Itoobiya